Nicholas Haysom iyo Francisco Madiera oo Baydhabo kula kulmay Musharaxiin Madaxweyne

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicholas Haysom iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Amb. Francisco Madiera ayaa kulan gaar ah Baydhabo waxa ay kula qaateen qaar kamid ah Musharaxiinta Madaxweyne ee Koonfur Galbeed . Kulanka ayaa intii uu socday looga hadlay sidii Musharaxiinta Madaxweyne gacan uga geesan lahaayeen in doorashada u dhacdo qaab … Continue reading Nicholas Haysom iyo Francisco Madiera oo Baydhabo kula kulmay Musharaxiin Madaxweyne